Daawo Sawirada :Wasiir Sabriye oo la kulmay Sheekh Shaakir iyo Kulamo Xasaasi ah oo…

Wararka caawa ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan kulamo siyaasadeed oo u dhaxeeya Wafdiga dowlada federaalka iyo madaxda maamulka Galmudug. Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo xubno wafdigiisa kamid ah ayaa caawa magaalada Dhuuso Mareeb kula kulmay Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Shaakir. Kulankan … Continue reading Daawo Sawirada :Wasiir Sabriye oo la kulmay Sheekh Shaakir iyo Kulamo Xasaasi ah oo…